Islam in Somalia
|
|
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso
|
Makkah
|
|
al_Madiinah
|
Ma'thuuraat
|
|
Dhegayso duruus Maqal ah
|
Quraan, Subac, Digri, Caqiido, Fiqhi, Tasawuf, iyo dhammaan wixii aad u baahantahay ee diinta ku saabsan, waxaa soo habeeyay culumo aqoon dheer u leh diinka. Halkan Riix
|
KULANKII AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH EE LAGU QABTAY MELBOURNE, AUSTRALIA 2006/2007
|
See More Pictures
|
XUSKA MOWLIDKA NABIGA NNK
|
REDDINTA BIDCADA,
Shiikh Cabdi Risaaq
|
SIDEE NAARTA LOOGA BADBADAYAA?
|
Ka badbaadidda naarta
Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Kuwii rumeeyayow ka koriya naftiina iyo qaraabadiinna naar shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxyo waxaa kor jooga malaa'ik adag oo xooggan, ma caasiyaan Eebbe wuxuu faray, waxayna falaan wixii la faro) [at-taxriim: 6].
Akhri qoraalkan.
|
SIDEE XAQA KU HALEELAYSAA?
|
XUQUUQDA UU EEBBE ADDOOMIHIISA KU LEEYAHAY
|
Waa maxay xaqa ugu wayn ee Eebbe addoomihiisa ku leeyahay?
Waxaad ogaataa in kan ugu wayn xuquuqda Eebbe kor ahaayee uu yahay towxiidkiisa kor ahaayee, iyo in aanan wax kale loola shirko yeelin, maxaa yeelay Eebbe shirko u yeeliddiisu waa dambiga ugu way nee addoonku falo, waana dambiga uusan Eebbe dhaafayn, wuxuuna u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono. Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Eebbe ma dhaafo in loo shirko yeelo wuxuuse u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono) [an-Nisaa': 48].
Akhri qoraalkan.
|
DIIN SAXIIX AH OO AAN ISLAAMKA AHAYN MA JIRO
|
Diin saxiix ah oo aan Islaamka ahayn ma jiro
Diinka xaqa ah Eebbe agtiisa waa Islaamka, wuxuu yiri Eebbe kor ahaayee: (Qofkii doonaya in uu diin ka dhigto wax aan islaamka ahayn laga aqbali maayo aakhirana wuxuu ka mid ahaan kuwa khasaaray) [ali-Cimraan:85]. Waxaa kale oo Eebbe yiri kor ahaayee: (Diinku Eebbe agtiisa waa Islaamka) [ali-Cimraan:19].
Akhri qoraalkan.
|
ISLAAMKU WAA BARASHO EE BAAWSI MAAHA!
|
BOGGA FATWADA IYO SU'AALAHA
|
Si aad u Waydiiso Su'aal ama Fatwo:Adeegso Emailkan: (fatwo@allahlusunnah.com) |
Silsiladda Aasaaska Islaamka
|
XUSKA SHIIKH YUSUF AL-KOWNAYN
|
Shiikh Yousuf al-Kownayn "Aw Barkhadle", waa caalim wayn oo ka mid ah awliyada sida wayn looga xuso dalka Soomaaliya iyo meelo kale oo dunida ka mid ah. Shiikhan waxaa loo yaqaan (Aw Barkhadle), wuxuu dhintay muddo hadda 900 oo sano laga joogo qiyaastii, wuxuuna ku aasanyahay meel u dhaw magaalada hargaysa.
Shiikhu wuxuu kaalin wayn ka qaatay soomaaliyaynta barashada quraanka kariimka ah, wuxuuna dejiyay manhajka hadda loo yaqaan (alif waxmaleh) ee ilaa maanta soomaalidu adeegsato marka ay quraanka baranayaan.
Shiikhu wuxuu dacwada Islaamka ka fidshay meelo kale, sida Yaman iyo jasiiradaha Maldives. Waxaa xuskiisa lagu qabanayaa maqaamkiisa, waxaana la qabtaa xuska waqtigii uu geeryooday oo culumadu sheegeen in uu ku beegnaa jimcaha saddexaad ee bisha jumaadulawal.
|
MUCJISOOYINKA MOWLIIDKII LAGU QABTAY MINNEAPOLIS!
|
AQOON LA'AANI WAA IFTIIN LA'AAN!
|
QAYBAHA KUFRIGA IYO WAXYAABAHA LAGU KUFRINAYO
|
Caddaynta qaybaha kufriga
Waxaad ogaataa walaalkayga Muslimka ahow in ay jiraan ictiqaadyo iyo falal iyo oraahyo burrinaya labada ashahaatin kuna ridaya (qofka) kufri, maxaa yeelay kufrigu waa saddex jaad: kufri ictiqaad ah iyo kufri fal ah iyo kufri oraah (qowl) ah, waana isku raacsanyihiin afarta mad-habadood sida nawawi iyo ibn al-Muqri oo shaaficiyo ah iyo ibn Caabidiin oo xanafiyo ah iyo al-Buhuuti oo xambali ah iyo sheikh Maxamaded Caleesh oo maaliki ah iyo qaar kale kolka qofkii doona ha eego. Sidoo kale culumada aan ahayn kuwa afarta mad-habadood ee ka mid ah mujtahidiintii hore sida Awsaaci wuxuu ahaa mujtahid mad-hab lagu howlgalo leh kadibna ardaydiisii way la'deen.
Akhri qoraalkan.
|
KOW IYO KONTON MAS’ALO (51),
OO AY WAHHAABIYADU KU KUFRISAY
|
Nabigu nnk wuxuu yiri: "Diinku waa naseexo"
Shiikh Dr. Hersi Aw Mohamed oo ka jawaabaya dalab uga yimid akhristayaasha iyo culumada soomaalida qaar ka mid ah, kuna saabsan mas'alada kufriga firqada wahhaabiyada, ayaa qoraalkan ku caddeeyay konton iyo kow (51) mas'alo oo wahhaabiyadu ku kufrisay.
Halkan Riix |
| |