AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH
Quran Sunnah Caqiido Fiqh Siiro Fatwada Firqooyinka Buug Xiriirin
Islam in Somalia
Loox iyo Dugsilow

Masjidka Abdilaziz
Masjidka Abdilaziz
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso

Makkah
Pictures of Makkah

al_Madiinah
Pictures of Madiinah

Ma'thuuraat
More Islamic Pictures

Islamic Architecture
More Islamic Pictures

Al-Quraan Al-Kariim
Sh. M. Kh. Al-Husri

Riix Lambarka Suuradda si aad u dhegaysato

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 114

BARASHADA QURAANKA
[Baro Diinta Islaamka]
  1. Al-Quraan al-Kariim - Qur'aanka oo dhan (A)
  2. at-Tartil (Alif Waxmaleh) Billowga Alifka (A)

KITAABKA TARJAMADA QURAANKA

Kitaabkan oo ah Tarjamada Macnaha Quraanka ee la soomaaliyeeyay waxaan ku aragnay khaladaad aad u farabadan oo wahhaabiyadu ku dartay macnaha quraanka ayaga oo leexshay macnihii saxa ahaa ee Quraanka, khaladaadkaas halkan laguma soo koobi karo waxaan tusaale ahaan u soo qaadan karnaa ayyadda (Suuradda al-Baqara: aayadda 167) oo ay ka boodeen turjumiddeeda qaar ka mid ah. Iyo aayadda 26aad ee aali-Cimraan oo ay macnaha bedeleen, kuna fasireen (erayga mulki) Xukun!, maxaa yeelay waa umad Ilaahay ku ibtileeyay xukun jacayle. Khaladaadka kitaabkan ku jira meel gaar ah ayaan ku qori doonnaa ee la soco walaal akhriste. Walaalayaal waxaa loo baahanyahay in laga digtoonaado kufriga kooxda Ikhwaanka iyo wahhaabiyada oo la qabsado dariiqa alhu sunnada, sidaa darteed halaga digtoonaado. Wixii faahfaahin dheeraad ah walaalayaal igala soo xiriira webka ama emailka, waad mahadsantihiin. Halkan Riix

TAAGEER AHLUSUNNAH WAL JAMAA'AH
SADDAQO LA BAX: Walaal akhriste webka "ahlusunnah wal jamaacah". Wuxuu u khidmeeyaa arrimaha dacwada oo kaliya, ma aha web siyaasadeed ama qabiil leeyahay, ama koox gaar ah ku danaysato, waa web u gaar ah dacwada Islaamka iyo cilmibaarista la xiriirta diinta Islaamka, sidaa darteed waxaan kaa codsanaynaa in aad taageerto intii tabartaa ah, waxaad ku tabaruci kartaa wax yar sida ($10.0) ama wax ka yar, taas oo wax wayn noqonaysa, hadaba sadaqada haka bakhaylin dacwada Islaamka, si aan khidmadan bilaashka ah ugu soo bandhigno akhristayaasha.
Qaabkee u bixin karaa tabarucaadka?
1. Riix meesha ay ku taal (donate) ee ku masawirantahay calaamadda (Viza ama Master Card-ka).
2. Haddii aad account ku leedahay Paypal, (Log in) ama gal accountigaaga, dabadeedna halkaa ka bixi tabarucaadka.
3. Haddii aadan account ama xisaab ku lahayn paypal, bogga hoos u sii raac ee riix halka ay ku taal (continue), dabadeedna adeegso Viza ama master card-gaaga ama debit card-kaaga si aad tabaruca u bixiso.

Dhegayso Subac ay duubeen Culumo Soomaali ah
Macalimeenta Subaca duubtay
1. M.Shariif Ibrahim
2. M. Cali Maxamed
3. M. Cali Abuukar
4. M. Muxyadiin Aadan
5. M. Xasan Cusmaan Cali

Tilaawatul Qur'aan Macalin Xasan Cusmaan Cali
Waxaan mahad u celinaynaa webka Nuuruliimaan, oo subaca iyo quraanka noogu deeqay


| Yahoo! News Search |Yahoo! Yellow Pages | [Yahoo! Quotes] |Contact Us Webmaster - All rights reserved]