al_Madiinah
|
Islam in Somalia
|
|
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso
|
Makkah
|
|
Ma'thuuraat
|
Islamic Architecture
|
|
XUSKA MOWLIDKA NABIGA NNK
|
TAAGEER AHLUSUNNAH WAL JAMAA'AH
|
|
SADDAQO LA BAX: Walaal akhriste webka "ahlusunnah wal jamaacah". Wuxuu u khidmeeyaa arrimaha dacwada oo kaliya, ma aha web siyaasadeed ama qabiil leeyahay, ama koox gaar ah ku danaysato, waa web u gaar ah dacwada Islaamka iyo cilmibaarista la xiriirta diinta Islaamka, sidaa darteed waxaan kaa codsanaynaa in aad taageerto intii tabartaa ah, waxaad ku tabaruci kartaa wax yar sida ($10.0) ama wax ka yar, taas oo wax wayn noqonaysa, hadaba sadaqada haka bakhaylin dacwada Islaamka, si aan khidmadan bilaashka ah ugu soo bandhigno akhristayaasha.
Qaabkee u bixin karaa tabarucaadka?
1. Riix meesha ay ku taal (donate) ee ku masawirantahay calaamadda (Viza ama Master Card-ka).
2. Haddii aad account ku leedahay Paypal, (Log in) ama gal accountigaaga, dabadeedna halkaa ka bixi tabarucaadka.
3. Haddii aadan account ama xisaab ku lahayn paypal, bogga hoos u sii raac ee riix halka ay ku taal (continue), dabadeedna adeegso Viza ama master card-gaaga ama debit card-kaaga si aad tabaruca u bixiso.
|
|
MOWLIIDKA NABIGA CALAYHI AS-SALAM
Taariikh Gaaban
Imaam Sayuudi wuxuu ku yiri kitaabkiisa (al-xaawi lil-fataawaa, mujalladka 1aad bogga 189) mowliidka nabiga ayaa su'aalo la iska waydiiyay ma bannyahay oo wax la mahadshay ma ayay mise waa wax aan la mahadin, qofkii sameeyana wax abaal maris ah maka helayaa?
Akhri
| |
Hijradii Nabiga ee Barakaysneed ee Maka iyo Madiina
|
Eebbe ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, Eebbbihii Caalamka asiga ayaana nicmo iyo fadli iyo mahadnaq wanaagsan leh. Nabadgelyo iyo naxariisina ha ahaato Nabigeennii suubanaa korkiisa..Riix halkan
|
|