AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH
Quran Sunnah Caqiido Fiqh Siiro Fatwada Firqooyinka Buug Xiriirin

Al-Quraan Al-Kariim
Sh. M. Kh. Al-Husri

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 114

Islam in Somalia
Loox iyo Dugsilow

Masjidka Abdilaziz
Masjidka Abdilaziz
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso

Makkah
Pictures of Makkah

al_Madiinah
Pictures of Madiinah

Ma'thuuraat
More Islamic Pictures
Tirsiyadii SEJ
2 0 0 0
02.01.2000 09.01.2000
16.01.2000 23.01.2000
30.01.2000 13.02.2000
20.02.2000 27.02.2000
05.03.2000 12.03.2000
19.03.2000 26.03.2000
02.04.2000 09.04.2000

1 9 9 9
22.08.1999 15.08.1999
08.08.1999 01.08.1999
25.07.1999 18.07.1999
11.07.1999 04.07.1999
20.06.1999 13.06.1999
25.04.1999 11.04.1999
28.03.1999 21.03.1999
14.03.1999 07.03.1999
28.02.1999 28.02.1999
20.02.1999 14.02.1999
01.02.1999 25.01.1999
17.01.1999 10.01.1999
04.01.1999 28.12.1998

1 9 9 8
21.12.1998 14.12.1998
06.12.1998 29.11.1998
05.10.1998 28.09.1998
21.09.1998 13.09.1998
07.09.1998 31.08.1998
24.08.1998 17.08.1998
10.08.1998 03.08.1998
27.07.1998 19.07.1998
12.07.1998 05.07.1998
28.06.1998 21.06.1998
14.06.1998 07.06.1998
01.06.1998

WAA MAXAY AL-SHABAAB?!
W.Q: Hakeem Hussen (wadnik@hotmail.com)

(As.W.W) Salaan kadib: aniga waxey ila tahay in Somalida intooda kale ay wax isku darsan karaan oo wadaagi karaan isla maraana heshiin karaan marka laga reebo Nimankan la baxay Shabaab oo ah sida ka muuqata sifadooda (Khawaarij) oo ahaa Firqo aad u xun oo Taariih madow islaamka dhexdiisa ku leh , waxaana is xusuusin mudan Sifooyinii Nabigu ku Tilmaamay Qoladaas Khawaarijta waxaa kamid ahaa (Axdaasul Asnaan) oo Micnaheedu yahay kuwo Shabaab ah oo da' yar waana magaca hadda ay la baxeen , sababtoo ah ma khilaafi karaan magaca ay xaqa u leeyihiin oo Nabigu (C.S.W) u bixiyey .

Dawo kale oo aan dagaal aheyna maleh , yacni wax kale oo aan dagaal aheyn wax kuma laha , waayo islaamnimo kaama reebeyso oo gaalo ayey u heystaan umadda kale oo idil iyaga mooyaane , Naxariisna kaama reebeyso oo Qalbiyadoodu aad ayey kakan yihiin , ilaa ay gaareen heer ay sidii xoolihii bani aadama u gowracaan , Xishoodna maleh oo wax ay ka heybeysanayaan majirto , Cilmina maleh oo waa Dad juhalo ah , Caqli badana maleh oo Xilkas maaha oo sida Nabigu (C.S.W) ku tilamaamay waa (Sufahaaul axlaam) oo minaheedu yahay kuwo waxma garato ah , marka waxa kusoo haray waa sifihii xayaawaanimada ama Waxashnimada , Xayawaana wax kale oo uu garanayo maleh oo aan Xanuun aheyn , ama in la xanuujiyo si uu kaaga hakado .

Sidaa daraaded Umadda Soomaaliyeed waxaa la gudboon iney Xayawaanadaas Wuxuushta ah ee Al-shabaab la baxay , oo dadkii Xabadda ku laynaya qaarna Mindiyaha ku Gowracaya iney u midoobaan Qabiil la'aan , maxaa yeelay iyaguba Qabiil maleh , waxeyna ka faaiideystaan Qalalaasaha iyo Fowdada ee haddii ay Nabadi timaado wey baaba'ayaan oo majoogi karaan , waayo intii ay nabaddu jirtayba waa la ogaa wey duugnaayeen oo masoo bixi karin , tan oo iyada lafteeduna ah Sifo ale oo Qawaarijtu leedahay sida uu Nabigu (C.S.W) ku cadeeyey Xadiiska (Yakhrujuuna calaa xiini furqatin mina naas) oo micnaheedu yahay waxey soo baxaan waqti ay dadku kala tagsan yihiin oo uusan nidaamsanayn Hogaanka umaddu sida waqtigii Asaxaabta oo ay soo baxeen , waxeyna asaxaabtii rasuulku uga gudbeen dhibkoodii ugana guuleysteen ineyn si wada jir ah ula dagaalameen .

waliba Qof asta oo Aqoon Diini ama mid Maadi ah leh amaba tariikhda wax ka yaqaana wuu ogyahay kuwani iney (Khawaarij) yihiin . islaamkana waxaan dhib aheyn uma soo hooyaan , waxeyna laayaan oo ay dilaan dada ahlu iimaana ah aliya gaaladana wey a cararaan , waana sifo el oo ay leeyihiin sida u cad isla xadiiskii aan soo sheegnay mara uu rasuulu leeyahay (Yaqtuluuna Ahlal islaam wayadacuuna Ahlal Owthaan) oo micnaheedu yahay waxey laayaan dada ahlu islaamka ah waxeyna a cararaan kuwa sanamka oo gaalada ah .

Dakii ay gaalnimada u dileena waxaa ugu weynaa Sayidinaa Cali Bin Abii Daalib (R.C) oo Markii ay dilayeen ay u dhawaaqayeen (Allaahu Akbar) !!!. Hadaba Niman Sayid Cali Gaalnimo u dilay wax kasoo haray oo ay islaamnimo ku cisayaan majirto Sidoo kale waxey ku ganbadaan kuna been abuurtaan Diinta islaamka iyo Kitaabka Alle , lakin wey ku Owr kacsanayaan waana beentood waayo sidan waxaa yeeli jiray kuwii ka horeeyey ee khawaarijtii hore sida uu cadeeyey Rasuulku (C.S.W) markuu yiri (Yadcuuna ilaa Kitaabilaah waleysuu minhu fii Shey) Kitaaba ilaahey ayey dadka ugu yeerayaan wax ay uga suganyihiin ama ay iyagu ka heystaan kitaabkana majirto . Hadaba sifooyinka khawaarijnimda ah oo ay Alshabaab ku sifoobeen halkan laguba soo koobi karo , lakin qof asta waa inuu daraasad ku sameeyo si uu ogaado waxa ay yihiin Al-shabaab .

Akhbaarta Ahlusunnada
Wararkii ugu Dambeeyay
  • Khawaarijta Wahaabiyiinta al-Shabaab..
  • Ahlu sunna wal-jamaaca oo hor istaagtay..
  • Waa Maxay al-Shabaab?!...

  • | Yahoo! News Search |Yahoo! Yellow Pages | [Yahoo! Quotes] |Contact Us Webmaster - All rights reserved]