| Education | Downloads| Links|
Radio Channels
  1. BBC Somali
    [1800] [1100]
  2. BBC Arabic
  3. BBC English
  4. Focus of Africa

Join Our Mailing List
Your email address:
Pick a password:
Reenter password:
Would you like to receive list mail batched in a daily digest?
No Yes


Somali translators
Looking for qualified Somali translators? English, Arabic, Somali and Other languages! contact the editor.

Somali Related Sites
[OAU] - [IGAD] - [WOYAA] [AMNESTY] - [IRIN] - [UN] - [Dj]

Baro Diinta Islaamka

Dhambaal: Tahniyad iyo Bogaadin iyo Taageero..
Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Salaanta islaamka kadib Waxan Halkan Hambalyo aan la soo koobi karin ugu soo jeedineenaa dhamaan inta isku howshay Webkaan Cajiibka lah ee saamaxay in kumanaan dad ah ka faa'iideestan isla markaana ka jaahil bixiyo kuwa bulshada duufasaday zamankaan danbe.

Marka hore ilaah ha idin jiseeyo abaalkiina mana ahan amaantiina mid la soo koobi karo waxan isku hooshiin howl utaalo dhamaan culuma'udiinka somaiyeed in ay ka qabtaan bulshadooda dhibka loo geestay diintooda iyo caqiidadooda oo ilaa iyo hada socoto oo waxa ognahay in somalia ay ka jiraan schoolaad wax barasho intooda badana ay hoos tagaan qolooyinkaan lunsan taas oo ay saamaxday riyaalka sacuudiga.

Marka walaalayaal aan iskaashano bulshadana aan ka difaacno bililiqada loo geysanaayo diinkooda iyo caqliga iyo maskaxda jiilka soo koraayo, walaahi hadii aan hurdada laga kicin dadkaan xaalkooda waa sii siyaadayaa inkastoo ay xiriirsamayaan un wixi alle dartii loo wado laakin waxa aan alle raacsaneen ma xiriirsamaan ilaahna garabkooda waa ka baxaa marka waxa aad iyo aad mar labaad iyo mar sadexaad u hambalyeenayaa mashaa'iqda isku soo dubariday hooshaan cajiibka leh oo ugu horeeyo Sheekh Dr. Hersi, iyo Dr.Xaashi, Dr.Cabdi, Dr.Mustafa, Dr.Faaruuq iyo kuwa kale ee la midka ah, waxana rajaynayaa in xiriir intaan ka balaaran aan idinla soo sameyn doono hadii alle idmo.<

Waxa qoray Dhambaalkaan Culumo Ahlu Sunnah Waljamaa'ah Gaar ahaan Reer Sh: C/raxman Sh: Cumar oo fadhigoodu yahay Somalia Gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Ahlu Sunnah Waljamaa'ah <farxad95@hotmail.com>
- Sunday, May 29, 2005 at 05:32:08 (CDT)


How to Unsubscribe from our list

To unsubscribe from 2garre or change your subscription, (set options like digest and delivery modes, get a reminder of your password), enter your subscription email address here:


Add to Somali Links
Your Name:
News Link:
Insert your news here!

To Check Click here

English-Somali Vocabulary
Quizzes to Help You Learn Somali and Review Vocabulary. This is a part of The Internet TESL Journal's [Foreign Language Vocabulary Quizzes]
Copyright 1998 - All rights reserved.
Contact Us
[Yahoo! News Search
Yahoo! Yellow Pages
[Yahoo! Quotes]
Contact Us
Webmaster - All rights reserved]