|| Fatwa / Fatwada || Sects / Firqooyinka || Books / Buugta|| Links / Xiriirin||
Radio Channels
  1. BBC Somali
    [1800] [1100]
  2. BBC Arabic
  3. BBC English
  4. Focus of Africa

Join Our Mailing List
Your email address:
Pick a password:
Reenter password:
Would you like to receive list mail batched in a daily digest?
No Yes

B A R O -- A F S O O M A A L I G A

SHEEKADA MAANTA

[1] QOFKII WEDKIISU GALO LAMA BADBAADIN KARO!
Qofka haddii da'diisu dhammaato, oo geeridiisu dhawaato inkasta oo uu ka digtoonaado waxyaabaha uu naftiisa uga baqayo, digtoonidaas waxba kuma tarto. Taadaaye, waxaaba laga yaabaa in dadaalka iyo digtoonidu darxumo u horseedaan.

Sidii ninkii laga sheegay in uu ku socdaalay ban (Bannaan) cabsi dugaag leh, dhulkaas iyo dhibaatooyinkiisana aqoon fiican buu u lahaa. In aan badnayn markii uu socday baa dhurwaa dhurwaayada ugu dadqaadsanaa ka horyimid. Markii ninkii arkay in dhurwaagu maagganyahay buu ka baqay oo midig iyo bidix eegay si uu u helo meel uu ka galo dhurwaaga.

Tuulo tog meesha ku yiil ka dambaysa mooyee wax kale uma jeedin, tuuladii xaggeedii buu markaa isu rogay, toggii markii uu ku yimid huuri (doon) uu ku gudbo ma uusan helin, dhurwaagiina wuu arkay in uu soo haleelayo, markaas buu toggii isku tuuray, dabaashana ma aqoon.

Geeri kolkii uu ku dhawaaday baa reerihii tuuladu arkeen oo u soo gurmadeen oo bixiyeen asiga oo geeri qarka u fuulay. Markii ay bixiyeen oo uu ka nabadgalay dhurwaagii dadqaadka ahaa ayuu arkay aqal gooni ah oo togga qarkiisa ah, kolkaas buu is yiri; aqalkan ma galaa aan ku nasado e'!

Markii uu aqalkii galay buu ku arkay koox tuuga ah oo nin ganacsade ah soo qafaashay oo xoolihiisii qaybsanaya ninkana in ay dilaan doonaya, markii ninkii intaa arkay buu lafihiisii u baqay oo tuuladii ku noqday oo derbi derbiyadeeda ka mid ah ku dhacadiidsaday, si uu uga nasto daalkii iyo cabsidii ku dhacay, hase ahaatee derbigii baa ku soo dumay oo halkiisii buu ku dhintay!!

Dhammaan waalidiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed - Sydney
Subject: (Math Tuition)
Ayada oo uu foodda inagu soo hayo fasaxii gaabnaa ee term-ka 2aad, ayaa waxaa lagama maarmaan noqotay in aan waalidiinta iyo taageerayaasha la socodsiinno arrimaha soo socda:
Tirada Carruurta ka faa'iidaysatay Tuitionka: Aubern Area (23 students): (Math Tuition only)

Tirada Carruurta ka faa'iidaysatay Tuitionka: Lekamba Area (24 students) (Math/Arabic/Quran/Somali Tuitions)
Total: (Term one and Term 2) (47 students)

Funds (Lacag): Please Note: Wax Found (lacag) ah malaha Projec-tigan waa shaqo Voluntary ah
(qofkii doonaya in uu lacag ku tabaruco waa loo baahanyahay si loo soo iibsho, qalimo cas, qalin qoray, markers, some exercise books and white paper (working paper) we also need more voluntary qualified teachers for Math, English.

Macallimiinta Joogtada ah:
1. Dr. Hersi Mohamed (Voluntary)
2. Jama Adan Mohamd (Voluntary)

Taageerayaasha: 1. Naimo Ahmed (Voluntary)
2. Abdirahin Ali (Qasaaye) (Voluntary)
3. Waalidiinta oo dhan. (Voluntary)

Term 2 Holiday:
Term-ka 2aad wuxuu dhammaanayaa (3/7/2005) Holiday-dana waa (4/7/2005 Ilaa 17/7/2005) sidaa darted, galaasyadu way joogsandoonaan School Holidayga, (NO CLASSES: SATURDAY / SUNDY 9/10 & 16/17 JULY)
Waxaan dib u billaabi doonnaa galaasyada:
SATURDAY / SUNDAY : 23 / 24 JULY 2005
THANK YOU FOR YOUR CO-OPORATION
IF YOU HAVE ANY QUESTION
PLEASE CALL:
DR. HERSI: 0401386920
JAAMAC: 0413410381
Free Arabic Lessons
Learn How to write Arabic
  • Lesson_1
  • Lesson_2
  • Lesson_3
  • Lesson_4
  • Lesson_5
  • Lesson_6
  • Lesson_7
  • Lesson_8
  • Lesson_9
  • Lesson_10
  • Arabic Reading Articles
  • Lesson_11
  • Lesson_12
  • Lesson_13
  • Lesson_14
  • Lesson_15
  • Lesson_16
  • Lesson_17
  • Lesson_18
  • Lesson_19
  • Lesson_20
  • Lesson_21
  • Arabic Grammar Lessons
  • Lesson_1
  • Lesson_2
  • Lesson_3
  • Lesson_4
  • Lesson_5
  • Lesson_6
  • Lesson_7
  • Lesson_8
  • Excersise_1
  • Excersise_2
  • Lesson_1
  • Lesson_2
  • Lesson_3
  • Lesson_4
  • Lesson_5
  • Lesson_6
  • Copyright 1998 - All rights reserved.
    Contact Us
    [Yahoo! News Search
    Yahoo! Yellow Pages
    [Yahoo! Quotes]
    Contact Us
    Webmaster - All rights reserved]