SI AAD U DHEGAYSATO DURUUSTA MAQALKA AH, FADLAN ADEEGSO: MOZILLA FIREFOX, AMA INTERNET EXPLORER.
AHLUSUNNAH WAL JAMAACAH
Quran Sunnah Caqiido Fiqh Siiro Fatwada Firqooyinka Buug Xiriirin
Ma'thuuraat
More Islamic Pictures

Islam in Somalia
Loox iyo Dugsilow

Masjidka Abdilaziz
Masjidka Abdilaziz
Soomaalidu waa ummad Islaam ah, caqiidadoodu waa Ashcariyo, mad-habtooda fiqhigana waa Shaaficiyo, Islaamkuna taariikh dheer buu ku leeyahay dalkeenna ee hadda sooma gelin sida ay wahhaabiyadu ku andacoonayso

Makkah
Pictures of Makkah

al_Madiinah
Pictures of Madiinah

Islamic Architecture More Islamic Pictures

Arrinka Denimark(1)
Arrinka Denimark(2)

Dhegayso: Al-Callaamah al-Waziir al-Sheekh
Maxamad Guuleed Allaha u Naxariistee
Caqiidada Islaamka(1)
Caqiidada Islaamka(2)
Caqiidada Islaamka(3)
Caqiidada Islaamka(4)
Sifooyinka Eebbe (1)
Sifooyinka Eebbe (2)
Sifooyinka Eebbe (3)
Sifooyinka Eebbe (4)

Silsiladda Aasaaska Islaamka (1)
Tawxiidka (1)
Tawxiidka (2)
Tawxiidka (3)
Kufriyaadka
Falidda Khayrka
Salaadda (1)
Salaadda (2)
Tacliinta
Shaqada
Aadaabta Dharka

Silsiladda Aasaaska Islaamka (2)
Al-Israa' wal micraaj
15ka Bisha Shacbaan
Dhalashada Bisha Soon
Axkaamta Soonka
Axkaamta Sekada
Talasaarashada Eebbe
Bisha Soon Xurmeeya
Hala Soomooy hala ..

Waraysigii All-Wadani la yeeshay Sh. Dr. Hersi iyo jawaabtii uu ka baxshay fatwadii Cumar Faaruuq.

Nabi Ammaanka Mowliidka
Asmaa'ullaah al Xusnaa
Dalacal Badru Calaynaa
Xubbu Daahaa bil
Daha ya khayral Anami
Abaa Zahraa
Calayka Sallalaah
Maqruum qalbi

Silsiladda Aasaaska Islaamka
    Fidnooyinka iyo firqooyinka(1). Sh. Dr. Hersi
    Fidnooyinka iyo firqooyinka(2). Sh. Dr. Hersi
    Suufiyada iyo Tasawufka(1). Sh. Dr. Hersi

AASAASKA ISLAAMKA
Islaamku waa barasho ee baawsi ma aha!
  • Caqiidada Islaamka
  • Su'aalaha Caqiidada
  • Mowlidka Nabiga
  • Dheelminta Nabiga
  • Kufriga Wahaabiyada
  • KUTUBTA CAQIIDADA
    [Baro Caqidada Islaamka]
    1. al-aqidah ad-Daxawiyah - Soomaali iyo Carabi
    2. al-Ibaanah an usul add..( al-imaam al-ashcari)
    3. al-aqidah assunniyyah Sh. Abdullaah Click here to download free Islamic books

    SIDEE XAQA KU HALEELAYSAA?
    TAAGEER AHLUSUNNAH WAL JAMAA'AH
    SADDAQO LA BAX: Walaal akhriste webka "ahlusunnah wal jamaacah". Wuxuu u khidmeeyaa arrimaha dacwada oo kaliya, ma aha web siyaasadeed ama qabiil leeyahay, ama koox gaar ah ku danaysato, waa web u gaar ah dacwada Islaamka iyo cilmibaarista la xiriirta diinta Islaamka, sidaa darteed waxaan kaa codsanaynaa in aad taageerto intii tabartaa ah, waxaad ku tabaruci kartaa wax yar sida ($10.0) ama wax ka yar, taas oo wax wayn noqonaysa, hadaba sadaqada haka bakhaylin dacwada Islaamka, si aan khidmadan bilaashka ah ugu soo bandhigno akhristayaasha.
    Qaabkee u bixin karaa tabarucaadka?
    1. Riix meesha ay ku taal (donate) ee ku masawirantahay calaamadda (Viza ama Master Card-ka).
    2. Haddii aad account ku leedahay Paypal, (Log in) ama gal accountigaaga, dabadeedna halkaa ka bixi tabarucaadka.
    3. Haddii aadan account ama xisaab ku lahayn paypal, bogga hoos u sii raac ee riix halka ay ku taal (continue), dabadeedna adeegso Viza ama master card-gaaga ama debit card-kaaga si aad tabaruca u bixiso.

    ISLAAMKU WAA BARASHO EE BAAWSI MAAHA!
    BOGGA FATWADA IYO SU'AALAHA
    Si aad u Waydiiso Su'aal ama Fatwo:
    Adeegso Emailkan: (fatwa@aswj.org)

    XUQUUQDA UU EEBBE ADDOOMIHIISA KU LEEYAHAY

    Waa maxay xaqa ugu wayn ee Eebbe addoomihiisa ku leeyahay?
    Waxaad ogaataa in kan ugu wayn xuquuqda Eebbe kor ahaayee uu yahay towxiidkiisa kor ahaayee, iyo in aanan wax kale loola shirko yeelin, maxaa yeelay Eebbe shirko u yeeliddiisu waa dambiga ugu way nee addoonku falo, waana dambiga uusan Eebbe dhaafayn, wuxuuna u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono. Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Eebbe ma dhaafo in loo shirko yeelo wuxuuse u dhaafaa wixii intaa ka sokeeya ciddii uu doono) [an-Nisaa': 48]. Akhri qoraalkan.

    DIIN SAXIIX AH OO AAN ISLAAMKA AHAYN MA JIRO

    Diin saxiix ah oo aan Islaamka ahayn ma jiro
    Diinka xaqa ah Eebbe agtiisa waa Islaamka, wuxuu yiri Eebbe kor ahaayee: (Qofkii doonaya in uu diin ka dhigto wax aan islaamka ahayn laga aqbali maayo aakhirana wuxuu ka mid ahaan kuwa khasaaray) [ali-Cimraan:85]. Waxaa kale oo Eebbe yiri kor ahaayee: (Diinku Eebbe agtiisa waa Islaamka) [ali-Cimraan:19]. Akhri qoraalkan.

    QAYBAHA KUFRIGA IYO WAXYAABAHA LAGU KUFRINAYO

    Caddaynta qaybaha kufriga
    Waxaad ogaataa walaalkayga Muslimka ahow in ay jiraan ictiqaadyo iyo falal iyo oraahyo burrinaya labada ashahaatin kuna ridaya (qofka) kufri, maxaa yeelay kufrigu waa saddex jaad: kufri ictiqaad ah iyo kufri fal ah iyo kufri oraah (qowl) ah, waana isku raacsanyihiin afarta mad-habadood sida nawawi iyo ibn al-Muqri oo shaaficiyo ah iyo ibn Caabidiin oo xanafiyo ah iyo al-Buhuuti oo xambali ah iyo sheikh Maxamaded Caleesh oo maaliki ah iyo qaar kale kolka qofkii doona ha eego. Sidoo kale culumada aan ahayn kuwa afarta mad-habadood ee ka mid ah mujtahidiintii hore sida Awsaaci wuxuu ahaa mujtahid mad-hab lagu howlgalo leh kadibna ardaydiisii way la'deen. Akhri qoraalkan.

    SIDEE NAARTA LOOGA BADBADAYAA?

    Ka badbaadidda naarta
    Eebbe kor ahaayee wuxuu yiri: (Kuwii rumeeyayow ka koriya naftiina iyo qaraabadiinna naar shidaalkeedu yahay dad iyo dhagaxyo waxaa kor jooga malaa'ik adag oo xooggan, ma caasiyaan Eebbe wuxuu faray, waxayna falaan wixii la faro) [at-taxriim: 6]. Akhri qoraalkan.

    KOW IYO KONTON MAS’ALO (51),
    OO AY WAHHAABIYADU KU KUFRISAY
    Nabigu nnk wuxuu yiri: "Diinku waa naseexo"
    Shiikh Dr. Hersi Aw Mohamed oo ka jawaabaya dalab uga yimid akhristayaasha iyo culumada soomaalida qaar ka mid ah, kuna saabsan mas'alada kufriga firqada wahhaabiyada, ayaa qoraalkan ku caddeeyay konton iyo kow (51) mas'alo oo wahhaabiyadu ku kufrisay. Halkan Riix


    | Yahoo! News Search |Yahoo! Yellow Pages | [Yahoo! Quotes] |Contact Us Webmaster - All rights reserved]